Welcome to Rajodoon.

   
     Call Rajodoon: (872) 216-7256
Tap To Call
Ku soo dhawoow Rajodoon oo u dhisan talo bixin, wacyi gelin iyo kala faa'idaysi.

Axmed Cashare

Wareysiga Axmed Cashare.

Read More 

Prof. Fosia Cabdiqaadir

“Qaranimo iyo qabiil meel mawada galo. Dulmiga Jubbooyinka ka jira ma fiicna.”

Read More 

Search Optimized

A Premium WordPress Theme with single click installation. Just a click and your website is ready to use. Infoway theme is better suitable for any business or personal website. The theme is compatible with various niches.

Read More 

Video

Nolasha Furaheeda

Qofku waxa u wanaagsan inuu wax fiican rajeysto.

Ruux libintiisa weligaa ha ku faanin.

Qofka libintiisa sii waxuu kaaga fiicanyahay ku ixtiraam.

Nolasha furaheedu waa ixtiraamka ama qiimeynta. Ixtiraam la’aani wa nolol la’aan, taasina wa tan meesha aynu maanta joogno ina dhigtay . Ruux dulqaad leh noqo.

- Gahayr Barbara